Tapahtumakalenteri
Ma | Ti | Ke | To | Pe | La | Su |
1 | 2 | 3 | 4 | |||
5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 |
12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 |
19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 |
26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 |
Yhdessä koronaa torjumaan - Wadajir korona uga hortaga
Yhdessä koronaa torjumaan - Wadajir korona uga hortaga
Koronavirus aiheuttaa Suomessa ja maailmanlaajuisesti suurta vahinkoa. Vantaalla ja koko pääkaupunkiseudulla viranomaiset ovat antaneet määräyksiä ja suosituksia, joita tulee noudattaa. Kansalaisten on osallistuttava ja tehostettava torjuntaa yhdessä.
• Jos saat oireita, mene koronatestiin ja pysy muuten kotona.
• Pidä ainakin 1–2 metrin etäisyys muihin ihmisiin.
• Huolehdi käsi- ja yskimishygieniasta.
• Käytä kasvomaskia, kun et voi pitää etäisyyttä.
• Lataa Koronavilkku-sovellus.
Korona feyruska ayaa dhibaato culus ku haya Finland iyo caalamka oo dhan.
Hayaddaha dawliga ah ayaa xeerar iyo tilmaamo ku soo rogay Vantaa iyo dhamaan degmooyinka caasimada Helsinki ku xeeran oo aytahay in loo hogaansamo. Muaadiniintu waa inay si waddajira uuga qayb qaataan oo ay xoojiyaan ka hortaga cudurka.
• Hadii aad isku aragto astaamo xanuun, dalbo baadhitaanka koronaha, hadii kale gurigaaga jog.
• Ugu yaraan 1-2 talaabo dadka kale ha idiin dhaxays.
• Illaali nadaafada faradhaqista iyo markaad qufacaysoba.
• Isticmaal af-xidhka sanka iyo afka kuu daboolaya.
• Telefonka gacanta ku soo dejiso aalada koronaha bildhaanta.
Faysal Abdi - Vantaan kaupunginhallituksessa ja valtuustossa
| ||