web stats
diashow diashow diashow diashow diashow diashow diashow diashow diashow diashow diashow diashow diashow
Faysal Abdi

Muualla verkossa

Jaa eteenpäin

Faysal Abdi

Faysal Abdi

Tapahtumakalenteri

Ma Ti Ke To Pe La Su
    1 2 3 4 5
6 7 8 9 10 11 12
13 14 15 16 17 18 19
20 21 22 23 24 25 26
27 28 29 30 31    
Tietotori

Faysal Abdi - Mawduucyada doorashada - Doorashooyinka goleyaasha deeganka 2021

Faysal Abdi - Mawduucyada doorashada - Doorashooyinka goleyaasha deeganka 2021

Waxaan dufaacaya adeegyada dadka degen Degmada Vantaa si loogu qorsheeyo miisaniyad ku filan oo joogto ah
 
Waxbarashada
  • In xannaanooyinka iyo dugsiyada la horumariyo oo tirada ardayda ee fasal kasta ka kooban yahay laga dhigo tiro kooban. Taasi waxay sahlaysaa in si dhaw loola socdo xaaladda uu ku sugan yahay ilmo kastaa.
  • In la kordhiyo waxbarashada aasaasiga ah ee dadka waaweyn ee soogaleetiga ah loogu talogalay. 
 
  • In la sugo nabadgelyada iskuulada oo laga hortago wixii dhibaato u keenaya ardayda iyo wixii hagardaamaynaya hannaankooda waxbarasho.
 
Adeegyada caafimaadka

  • In la horumariyo adeegyada caafimad ee dawliga ah, iyada oo la suurto galinayo in muwaadin kastaa helo adeegga caafimaad ee uu xaqa u leeyahay.
  • Qofka aanay xaaladiisa caafimad degdeg ahayn, waa in uu toddobaad gudihii ku helaa daryeel caafimaad.
  • In daryeel tayo leh la siiyo waayeelka.
 
 WAAJIBAADKA VANTAA 

  • Dhiirrigelinta shaqo abuurka iyo hal-abuurka ganacsiga.
  • In taageero wax ku ool ah la siiyo shaqaalaysiinta muhaajiriinta
  • In taageero la siiyo horumarinta dhaqanka magaalooyinka iyo qaab nololeedka (ciyaaraha) jir ahaaneed 
  • In la maalgeliyo bilicda iyo ammaanka xaafadaha. 
  • In la kordhiyo dhisida guryaha kirada ah ee degmadu gacanta ku hayso, si qof kastaaba u helo meel uu ku noolaado. 
       Waa inaan daryeelna dhamaan bulshada Reer Vantaa!

Uutiset Vantaa.fi

Vantaan kaupungin henkilöstökertomus 2021: Poikkeusoloissa hyvää kehitystä

Henkilöstömäärä kasvoi ja sairauspoissaolot laskivat Kaupunginhallitus päätti kokouksessaan 14.3. esittää kaupunginvaltuustolle tiedoksi kaupungin...

Lue lisää »

Uusi vantaa.fi-sivusto julkaistaan 15.3.

Uusi vantaa.fi-sivusto julkaistaan 15.3.Beta-sivusto korvaa nykyisen vantaa.fi-sivuston 15.3.2022. Sivustouudistus aiheuttaa lyhyen käyttökatkon tiistaina...

Lue lisää »

Uutiset Demokraatti.fi

EU-maat saavuttivat sovun siitä, kuinka Venäjän jäädytettyjen varojen tuottoja tulisi käyttää Ukrainan hyväksi

EU-maat saavuttivat kokouksessaan keskiviikkona periaatteellisen sovun siitä, kuinka Venäjän jäädytettyjen varojen tuottoja tulisi käyttää Ukrainan...

Lue lisää »

Kansanedustajat arvostelevat työttömyysturvan porrastamista – ”Osuu varsinkin niihin työttömiin, joilla on heikommat mahdollisuudet saada töitä”

Työelämä- ja tasa-arvovaliokunnan neljä SDP:n kansanedustajaa ja yksi vasemmistoliiton edustaja jättivät eriävän mielipiteen hallituksen esitykseen...

Lue lisää »

Uutiset SDP.fi

SDP:n ryhmäpuheenvuoro vuoden 2023 budjetin palautekeskutelussa

SDP:n ryhmäpuheenvuoro vuoden 2023 budjetin palautekeskutelussa. kansanedustaja Riitta Mäkinen. Muutokset puhuttaessa mahdollisia.

Lue lisää »

Sähkön hintakriisi kärjistyy – SDP on valmis toimimaan

SDP on valmis ottamaan käyttöön kaikki keinot, joilla sähkön hintaa kuluttajille pidetään kohtuullisena, kannusteita sähkön säästämiseen...

Lue lisää »